Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo Ganacsatada ugu digay inay joojiyan Daraagiska ay kusoo qul qulinayaan gudaha magalada, Asigoona Hey’addaha Amniga faray in ay la shaqeeyaan Ciidanka uu u xil saaray la dagaalanka Anshax xumada iyo maandooriyaha.
- shacabka kusugan magaalada mugadisho ayaa waxay kadhaheen
- Madaale waxaan casho sameys ahayn maqabto miyaa magaalo 4 malyan ku noshahay oo daruufo ladaadadhacayso ayaa hogamisaa garasho iyo aragti la imaw isbuuc hore shacab gaari ku gadomay ayaa loo gurman wayey. boqolal daruufaysan ayaa kudhimanaya wadooyinka. caafimad la’aan ayey udhimanayaan dadka qaar. fursada aad maanta heysato dadka uga faaiidey casho iyo kormeer aad suubisaa taariikh kunoqon meyso
- Hambalyo baarlamaanka soomaaliyeed ee sharafta badan, waxaad ku guulaysateen shaqo lagu dhiiran waayay inkbadan 12 sano.
- Dadweeynaha degmada dharkeenley waxaa dhib weyn ku haayo gudoomiye yuusuf xundubeey oo adeegsanaayo awoodda gudoomiye madaale. Dadweynihii ayuu dhul boob ku haayaa. Ilaahaw naga qabo Madaale iyo Xundubeey bisha soon fadligeeda. Yaa rabbi naga qabo dhibkaan iyo boobkaan
gadoo miyaha ayaa asagana wuxuu yiri
waxaan rabnaa inaan halkaan ugu gudbino ganacsatada ganacsato isku sheega ka mushtafa xaaraanta iyo muqaadaraadka iyo halaaga uwadkeena somaaliyeed haka digtoonaadaan cidii aan kuqabano maxkamad ayaan latiigsandoonaa haduu alle idmo sharcigaana latiigsandoonaa.
waxaalayaab eh ninkii inoo meeltagay oo dalbaday saan halaygu sameeyo yiri sigaar bahal firimbi oo kale ah in maalinta ciida ay ku ciideestaan rabo waliba ayagoo dhahaayo sigaarkeyga waakanaa waa ii shidanyahay.
waxay kutusaysaa uwadkeena somaliyeed inuu sii barto sigaarka uu ku si abaabo taasna yeelimeyno habeen dhabeed ayaan suuqa bakaaraha tagay waana kasoo hadlay intaan iyo in kabadanba ninkii soo keenaba oo dibada ka keenaba waan dabajoognaa insha allah.
waxaan leeyahay maalinta ciida cunugii lagu arko ama tukaankii lagu arko asagoo ii binaya asagaa kamasuul ah waana lasoo qabanayaa haduu alle idmo isku ma iibsan kartiinaa leeyahay ciyaalka waalidkana waxaan u sheegeynaa haka ilaashadaano.
waxaa soo haray taabuu iyo kaniiniyaasha iyo sharoobadan hadaa ugu danbeeyay waxaa lagamam nuucay south africa in dooladaha shisheeya laga mamnuuco hadana dalkeena loo soo dhoofiyo waxaas sifudud ayaa loo doroogeeyaa.