Dowladaha Mareykanka iyo Ingiriiska oo weerarkii ugu balaarnaa xalay ku qaaday dalka Yemen.
Mareykanka ayaa duqaymo kale oo dheeraad ah xalay ku qaaday bartilmaameedyo ay leeyihiin Xuutiyiinta dalka Yemen. Duqaymahan oo dhacay habeenkii labaad ee xiriir ah ayaa Marayanka iyo xulafadiisa ay kaaga jawaabayeen weerarrada ay Xuutiyiintu ku qaadeen qaar ka mid ah maraakiibta maraysa Badda Cas.