gobalada puntland nugaal ayaa ugu buuq badan hadana 2 wasiir ayey ka heshay 21 wasiir
Xubnaha Gollaha Wasiirda iyo Matalaada Gobalada marka loo eego waxaa lagu dardaray nugaal oo 2 wasiir iimaansatay, gobalka Bari ayaa aruursatay wasiiradii ugu badnaa waana gobalka ugu xildhibaanada badan sidaas oo ay tahayna waxaa ka saamayn badan xarunta nugaal ee garoowe malaha dhaqaalaha ika yimaada xarunta bari ee Boosaasa ka miyaado iyo ciidan ayaa saameynta intaa la eg siisay Garoowe.
dib u milicso intii doorasha puntland lagu murunsanaa wax walba oo deni ka yimaada ganafka ayey ku dhufanaayeen xataa waxay diiday garoowe doorashadii golaha deegaanka.
hoos ka aqriso sida loo gobalada u kala heen wasiirada
#Bari
1- Wasiirka Amniga, Md Ibraahin Cartan
2- Wasiirka Kaluumaysiga, Md Cabdirisaaq
3- Wasiirka Macdanta & Biyaha, Md Liibaan Boqor
4- Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha, Md Ahmed Shire
5- Wasiirka Shaqada & Arrimaha Bulshada, Md Abdiraxmaan Axmed
6- Wasiirka Duulista & Hawadda Md, Abdullahi Bille
#Nugaal
1-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Md Cabdi Farax Juxa
2-Wasiirka Deegaanka & Cimilada, Md Maxamed Faroole
#Mudug
1- Wasiirka Maaliyada Md, Maxamed Farax
2-Wasiirka Waxbarashada Md Fu’aad Abshir
3-Wasiirka Cadaalada Iyo Arrimaha Diinta, Md Maxamed Abdiwahaab
4- Wasiirka Xanaanada Xoolaha Md, Cumar Cabdisamad
5-Wasiirka Gargaarka Marwo, Ubax Abdirashid
#Sool_D_Buuhoodle
1- Wasiirka Qorshaynta, Md, Daud Bisinle
2- Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Md, Faarax Cawad
3- Wasiirka Dekedaha Md, Shaakir Maxamed
4- Wasiirka Haweenka Marwo, Maryan Ahmed
5- Wasiirka Warfaafinta Md, Maxamuud Caydiid
#Sanaag
1- Wasiirka Caafimaadka Md, Siciid Jama Qorsheel
2- Wasiirka Beeraha Md, Maxamed Abdulkadir
3- Wasiirka Dhalinyarada & Ciyaaraha Marwo Hodan Said