Askari ka mid ah Askarta lagu tababarayo xerada Gen.Gordan ee magaalada Muqdisho ayaa la xaqiijiyey inuu rasaas ku furay ciidamo Soomaali ah iyo Saraakiil Imaaraat ah, askariga ayaa ka mid ahaa ciidan tababar loogu soo xiray xarada ganeraal Gorden waxuuna ka mid ahaa askarta ilaalada ka haysay xarda
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya ayaa sheegaaya in qasaaro dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashay falkaas,walow aan si dhab ah loo xaqiijin karin sababta ka dambeysay in uu askarigaas falkaa uu ku dhaqaaqo.
waxii warar ee ku soo kordho Cosob Media Group kala soco